• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 27, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Cristiano Ronaldo oo ka warbixiyay arin muhiim ah uu ka bartay macalinkiisii hore Sir Alex Ferguson

August 24, 2018
in Ciyaaraha
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Laacibka reer Portugal iyo kooxda Juventus Cristiano Ronaldo ayaa wuxuu shaaca ka qaaday waxyaabaha uu ka bartay macalinkiisii hore kooxda Manchester United Sir Alex Ferguson.

Cristiano Ronaldo ayaa hormar weyn ka sameeyay mudada uu ka hoos shaqeenayay Alex Ferguson, kahor inta uusan u dhaqaaqin kooxda Real Madrid sanadii 2009.

“Dabcan waxaan ahaa bilawga xirfadeyda kubada cagta, kadib markii aan kaga soo dhaqaaqay Sporting Lisbon kooxda Manchester United, Portugal dhicitaanka waa mid joogta ah, laakiin England ma ahan go’aanka ugu fiican”.

“Sidaas darteed, wuxuu I baray Alex Ferguson, waxa aan sameyn karo, wuxuu ii sheegay in horyaalka Premier League aanan si fudud loo dhicin, isla markaana ay yihiin kuwo aad u adag”.

“Sidii aan horey u sheegay dhowr jeer, wuxuu i baray wax walba, anigana wuxuu ahaa sida aabahay oo kale, sababtoo ah wuxuu iga caawiyay waxyaabo badan ee kooxda Manchester United”.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Muddo kordhin loo sameeyay howlgalka ciidanka Turkiga ee Xeebaha Soomaaliya

Muddo kordhin loo sameeyay howlgalka ciidanka Turkiga ee Xeebaha Soomaaliya

January 27, 2021
Maxkamadda Puntland oo sii deysay dad ku eedeysanaa Al shabaabnimo iyo mas’uuliyiin loo xirxiray

Maxkamadda Puntland oo sii deysay dad ku eedeysanaa Al shabaabnimo iyo mas’uuliyiin loo xirxiray

January 27, 2021
Dowladda Federalka oo raaligelin deg deg ah ka dalbatay Jabuuti, kuna gacan seertay warbixintii IGAD

Dowladda Federalka oo raaligelin deg deg ah ka dalbatay Jabuuti, kuna gacan seertay warbixintii IGAD

January 27, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In