• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, January 24, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Agasimaha ciyaaraha Inter Piero Ausilio oo jawaab cajiib ah ka bixiyay kadib markii wax laga weydiiyay heshiiska Modrić

August 27, 2018
in Ciyaaraha
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Agasimaha ciyaaraha kooxda Inter Milan Piero Ausilio ayaa iska diiday inuu ka hadlo heshiiska Luka Modrić ay ku guuldareesteen inay kala soo saxiixdaan Real Madrid suuqan xagaaga.

Kooxda Inter Milan ayaa si xoogan isugu dayday inay lasoo saxiixato laacibka khadka dhexe kooxda Real Madrid ee Luka Modrić, laakiin saraakiisha Los Blancos ayaa iska diiday in laacibkoodan ay iska fasaxaan.

Los Blancos ayaa dul dhigtay Luka Modrić aduun dhan 750 million euros si loo kansalo heshiiska uu ku joogo garoonka Santiago Bernabeu, taasoo ka dhigtay in Inter Milan ay isaga harto raacdada ay ugu jirray saxiixiisa.

Agasimaha ciyaaraha Inter Milan ee Piero Ausilio ayaa jawaab celin cajiib ah ka bixiyay kadib markii wax laga weydiiyay Luka Modrić, wuxuuna iska diiday inuu ka hadlo sababta uu heshiiska u dhici waayay.

Piero Ausilio ayaa ku jawaabay kadib markii la weydiiyay su’aal ku aadan Modrić “Waa kuma? Aan ka hadalno arimaha ku aadan ciyaarta, waan ku faraxsanahay kooxda aan heysano”.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Maxaa sabab u ah amni darrada ka jirta Muqdisho?

Maxaa sabab u ah amni darrada ka jirta Muqdisho?

January 24, 2021
Muxuu yahay ujeedka wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya uu u gaaray Dhuusomareeb?

Muxuu yahay ujeedka wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya uu u gaaray Dhuusomareeb?

January 24, 2021
Dowladda Soomaaliya oo diyaarisay barnamij lagula soconayo lacagaha ay hay’adaha soo geliyaan dalka

Dowladda Soomaaliya oo diyaarisay barnamij lagula soconayo lacagaha ay hay’adaha soo geliyaan dalka

January 24, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In