• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, April 20, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Jorginho wuxuu soo wado iyo WABIGA yaa wayn!!!!…(Ma Ogtahay in Xalay uu kaligiis…)

August 27, 2018
in Ciyaaraha
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Saxiixa Cusub ee Chelsea Jorginho ayaa Xalay dhigay rikoodh Cajiib ah kaddib markii uu kaligiis ka baas batay kooxda Newcastle United oo idil ciyaartii ay 2-1 uga adkaadeen.

Kaliya wuxuu ciyaarayaa kulankiisii 3-aad ee Premier League wuxuuna jaa noqday laacibka sameeyay baasaska ugu badan ee hal kulan kooxda Chelsea wuxuuna guud ahaan kaalinta labaad ka soo galay horyaalka Premier League.

Qeybtii hore ee ciyaartii xalay ay Blues ka adkaatay Newcastle United ayuu Jorginho sameeyay 86-baas oo saxan isagoona 19-baas dheeraaday kooxda Newcastle oo idil.

Ciyaarta guud ahaan ayuu sameeyay 158 Baas halka kooxda ka soo horjeeday ay guud ahaan dhammeystireen 131-baas.

Haddaba haddii uu Jorinho sidan sameeyay kulankiisii saddexaad uun sheekadu waa yaa Wayn wuxuu soo wado iyo Wabiga.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Abdi Farah juxa oo si cajiib ah uga hadlay Turkiga iyo Qatar

Abdi Farah juxa oo si cajiib ah uga hadlay Turkiga iyo Qatar

April 20, 2021
Ciidamo ka socdo dalka negeria oo soomaliya yimaaden

Ciidamo ka socdo dalka negeria oo soomaliya yimaaden

April 19, 2021
Wadanka uu u safray Madaxweyne Farmajo ee DRcongo maxa ka taqanah!

Wadanka uu u safray Madaxweyne Farmajo ee DRcongo maxa ka taqanah!

April 19, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In