• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, January 16, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

PSG oo qorshaynaysa inay FIFA u gudbiso dacwad ka dhan ah Barcelona (Maxay isku haayaan?)

August 27, 2018
in Ciyaaraha
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Kooxda reer France ee PSG ayaa qorshaynaysa inay dacwad ka dhan ah Barcelona u gudbiso xiriirka kubadd cagta adduunka ee FIFA.

Wargayska Sport ayaa daaha ka qaaday in xiriirka u dhexeeya PSG iyo Barcelona uu burburay waqtigii ay la wareegeen Neymar xaggaagii 2017.

PSG ayaa haatan qorshaynaysa inay dacwayso Barcelona kadib markii wadahadal aan sharci ahayn ay la yeelatay laacibkeeda Adrien Rabiot.

ndaraaska Adrien Rabiot ee PSG waxaa uga harsan hal sano, xaqna uma lahan Barcelona inay wadahadal aysan ogayn PSG inay la yeelato laacibka ilaa laga gaarayo bisha Janaayo markaas oo sharcigu uu u ogolaanayo inay wadahadal gaar ah la yeelato.

Dadaalka haatan PSG ay ugu jirto saxiixa Ivan Rakitic ayaa ah mid ay uga jawaabayso isku daygooda saxiixa Adrien Rabiot.

Waxaana suurogal ah in labada laacib aysan ka dhaqaaqin kooxahooda suuqa kala iibsiga ee xaggaagan.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

January 16, 2021
Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

January 16, 2021
Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

January 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In