• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, January 16, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Human Right Wach Oo Ka Hadashay Xarigga Cabdi Maxamed Cumar

August 28, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hay’adda u dooda xaquuqda aadanaha ee Human Right Wach ayaa sheegtay in xariga loo geystay madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar u bilow wanaagsan u yahay caddaaladda dhibaanayaashii lagu xadgudbay intii uu xilka hayay madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida.

‘Waxaan rajeynayaa, in xiritaanka Cabdi Maxamuud Cumar ay tahay bilawga caddaaladda dhibanayaasha dembiyada culus ee ka jira gobolka Soomaalida ee Itoobiya, saraakiisha kale ee tageeray ama amartay xadgudubyada, oo ay ku jiraan dembiyo ka dhan ah bani’aadanimada iyo dembiyo dagaal, waa in sidoo kale lala xisaabtamaa’ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay HRW.

Hay’adda u dooda xaquuqda aadanaha ayaa ka dalbaday  madaxda dowladda federaaalka Itoobiya inay hubiyaan in maxkamaduhu ay yihiin kuwo hufan, caddaalad ah, iyo in dhibanayaasha iyo markhaatiyasha ay ku marqaati furi karaan iyaga oo aan cabsi ka qabin aargoosi.

Xafiiska xeerilaaliyaha guud ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in Cabdi Maxamuud Cumar loo heysto gabood fallo ka dhan ah bini’aadamka.

Ciidamada booliska dowladda federaalka Itoobiya ayaa maalintii shalay xabsiga dhigay madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar kaasoo dhowr isbuuc  ku jiray xabsi guri.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

January 16, 2021
Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

January 16, 2021
Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

January 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In