• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, April 17, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Booliiska Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Ilmo Ku Qafaashay Muqdisho

September 1, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa howlgal ay sameeyeen waxa ay kusoo qabteen labo nin, kuwaasoo ilmo yar kasoo Afduubtay Xaafad ku taalla degmada Hodan.

Raggaan ayaa ilmaha yar geeyay Xaafad kale oo ka tirsan degmada Hodan, waxaana ciidamada Booliska oo ay soo gaartay in ilmaha yar la Afduubtay ay sameeyeen howlgallo ay kusoo qabteen raggii Falkaasi sameeyay.

Qaasim Axmed Rooble Afhayeenka Ciidamada Booliska  ayaa sheegay labada nin iyo ilmaha yar ee ay soo afduubteen in ciidamada ay gacanta ku dhigeen, islamarkaana hadda ay ku xiran yihiin xarunta dambi baarista Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee CID.

Wuxuu ku sheegay magacyadda raggaan Xasan Yaasiin Cabdi iyo Mahdi Tahliil Maxamuud.

Afhayeenka ayaa sidoo kale Warbaahinta u sheegay in dhawaan Maxkamad lasoo taagi doona, islamarkaana sharciga la marsiin doono.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xalay shirkoole maxaa ka dhacay

Xalay shirkoole maxaa ka dhacay

April 17, 2021
Masar iyo Jabouti oo ka wada hadlay xasiloonida geeska Africa

Masar iyo Jabouti oo ka wada hadlay xasiloonida geeska Africa

April 16, 2021
Waa kuma safiirka cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya?

Waa kuma safiirka cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya?

April 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In