• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Friday, January 22, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Sections

Shirka Nabadeynta Gaalkacyo oo ka Furmay Muqdisho

September 4, 2018
in Sections
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho: Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Somalia Cabdi Maxamed Sabriye ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay shir looga hadlayo nabadeynta magaalada Gaalkacyo e xarunta gobolka Mudug.

Shirkan oo ah mid muhiim ah ayaa waxaa diirada lagu saarayaa xiisadaha ku soo noq noqday magaaladaasi iyo sida looga hortagi karo.

Waxaana ka qeyb galaya shirka mas’uuliyiin ka kala socota maamullada Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug.

Sidoo kale waxaa shirka qeyb ka ah xubno ka socda qeybaha bulshada ee magaaladaasi, si ay aragtidooda ugu biirayaan shirkaasi.

DFS ayaa wada qorshe guud oo lagu xasilinayo amniga Gaalkacyo oo marar badan marti galisay xiisado xoogan.

Xaaladda Gaalkacyo ayaa muddooyinkii dambe daganeynd, waxaana, haatan ka howlgala Ciidamo isku dhaf ah oo loo sameeyay xasilinta magaaladaasi.

 

 

Bandhiga Media 2018

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

January 21, 2021
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

January 21, 2021
Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In