• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, April 13, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Jabuuti: War murtiyeed ka soo baxay shirka dowladaha Soomaaliya, Ethiopia, Eritrea iyo Jabuuti

September 7, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Jabuuti (BM): War-murtiyeed kooban oo si taxadar leh loo dhigay hadallada ku qoran ayaa laga soo saaray kulan ay ku yeesheen magaalada Jabuuti Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Eritrea, Itoobiya, iyo Soomaaliya iyo dalka Jabuuti. 

Warmurtiyeedka ayaa lagu yiri “booqashadan muhiimka ah waa natiijada dadaalka wadajirka ah ee dalalka gobolka, waxayna u taagan tahay qiimaha uu ku fadhiyo hindisaha lagu heshiisiinayo dalalka gobolka iyo sidoo kale tallaabo weyn oo loo qaaday adkaynta nabadda iyo deganaanshaha gobolka, ayadoo lagu taageerayo isdhexgalka dhaqaale ee geeska Afrika”

Wasiirrada ayaa markii uu dhamaaday kulankii ay ku lahaayeen xarunta wasaaradda arrimaha dibadda, waxay booqasho sharafeed ugu tageen madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle.

Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa ka mid ah wasiiradaas,iyada oo dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka qeyb qaadaneyso xalinta khilaafka mudada soo jiray ee u dhaxeeya Wadamada Jabuuti iyo Eritrea.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

April 12, 2021

Midowga murashaxiinta o ka digay mudo kororsi ay sameeyan Golaha shacabka

April 12, 2021
Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

April 11, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In