• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 20, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo digniin u dirty diyaaradaha aan fasaxa heysan ee dalka soo gala

September 18, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in Garoomada Soomaaliya ku yaalla aysan ku soo degi karin Diyaarad aan fasax ka heysan Dowladda Soomaaliya.

Waxa uu sheegay wasiirka in diyaaradii fasax ka heysata Dowladda Soomaaliya,isla markaana shuruudaha ka soo baxda ay ku degi karto.

“Diyaaradii ogolaansho ka heysata Dowladda Soomaaliya kaliya ayaa garoomada Soomaaliya ku degi karta diyaaradii aan ka heysan oo aan shuruudihii loo baahnaa soo buxun kama degi karto.

Hadalka Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Soomaaliya ayaa ku soo aadaya xilli khilaaf xoogan uu u dhaxeeyo dowladda Federaalka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo inta badan gacanta ku haaya Garoomada Soomaaliya.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Ciidamada dowladda oo howlgallo qorsheysan kula wareegay deegaano ay heysteen AL SHABAAB

Ciidamada dowladda oo howlgallo qorsheysan kula wareegay deegaano ay heysteen Al Shabaab

January 20, 2021
Beesha Caalamka oo sheegtay iney ka shaqeyneyso isu soo dhawaanshaha saamileyda siyaasadda Soomaaliya

C6+ oo sheegtay iney ka shaqeyneyso isu soo dhawaanshaha saamileyda siyaasadda Soomaaliya

January 20, 2021
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In