• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Friday, January 22, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Diyaaradaha dagaalka Kenya oo duqeyn khasaaro geystay ka fuliyay dagmada Saakoow

September 19, 2018
in Wararka
0
498
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Diyaaradaha dagaalka dalka Kenya ayaa duqeeyay dagmada Saakoow ee gobalka Jubbada Dhaxe waxaana goobaha diyaaradaha duqeeyeen gacanta ku haya ururka Al shabaab.

Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in diyaarado dagaal ay Gantaallo ku dhufteen Isbitaalka degmada iyo sidoo kale xarun Carruurta lagu xanaaneeyo oo ku taalla degmada

Inta la xaqiijiyay Saddex Caruur ah ayaa ku dhimatay, waxaana sidoo kale jira dhaawacyo sidda ay sheegeen Shabaab oo Magaaladaasi maamula.

Burbur ayaa soo gaaray Isbitaalka Saakoow, laakiin ma jiraan waxyeelo soo gaartay  Bukaanadii ku jiray Isbitaalka.

Diyaaradaha xalay duqeeyay Saakow ayaa la aamin sanyahay in laga leeyahay dalka , mana jiro wax war ah oo kasoo baxay taliska Mareykanka ee Afrika oo inta badan fuliya weerarada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Share199Tweet125Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

January 21, 2021
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

January 21, 2021
Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In