• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 20, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Soomaaliya oo diyaar u ah in Ciidan nabad ilaalin ah u dirto dalka Koofurta Suudaan

September 20, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay iney ciidamadeeda u direyso dalka colaadaha ka jiraan ee Koodurta Suudaan si kor loogu qaado nabad-galyada dalkaasi, iyadoo saraakiisha Koofurta Suudan iyo mucaaradka ay soo afjareen dagaaladii sokeeye socday Shantii sano ee la soo dhaafay.

Hadalka ka soo dowladda Soomaaliya ayaa ku soo aadaya xili dhinacyada isku haya Koofurta Suudaan ay  heshiis nabadeed ku kala saxiixdeen magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaana Soomaaliya ay kamid noqotay dalalkii urur goboleedka IGAD uu ka dalbaday iney ciidamo u diraan koofurta Suudaan.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Jabir ayaa xusay in aysan ka labalabeyn doonin in ay ciidan u diraan dalka Koofurta Suudaan.

IGAD ayaa soo jeedisay in wadamada Soomaaliya, Uganda, Sudan iyo Jabuuti laga doonayo ciidan nabad ilaalin ah oo loo diro Koofurta Suudan si looga caawiyo nabad galyada iyo amniga.

 

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Ciidamada dowladda oo howlgallo qorsheysan kula wareegay deegaano ay heysteen AL SHABAAB

Ciidamada dowladda oo howlgallo qorsheysan kula wareegay deegaano ay heysteen Al Shabaab

January 20, 2021
Beesha Caalamka oo sheegtay iney ka shaqeyneyso isu soo dhawaanshaha saamileyda siyaasadda Soomaaliya

C6+ oo sheegtay iney ka shaqeyneyso isu soo dhawaanshaha saamileyda siyaasadda Soomaaliya

January 20, 2021
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In