• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 27, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Xabsiga Jeel Ogaadeeniya oo loo badalay Madxaf

September 22, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Jeelkii dhexe ee dawlad degaanka Soomaalida ee loo yaqaannay Jeel Ogaadeen ayaa la xaqiijiyay in si kama dambeys ah loo xaray maanta, kaa oo dad badan ay ku dhinteen intii uu furnaa.

Hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha ayaa dhowr jewer qeylo dhaan ka muujiyay tacaddiyo badan oo loogu gaysan jiray dadka xabsigaasi waxaana dadka xabsigaasi gala ku adkaan jirtay in ay noloshooda caadiga ah dib ugu soo laabtaan.

Xabsigan jeel Ogaadeeniya ee la xiray waxa uu noqon doonaa   doono matxaf ama meel alaabaha hiddaha iyo dhaqanka lagu kaydiyo.

Maxaabiis gaaraysa 285 qof ayaa  Xabsiga dhexe ee Dawlad deegaanka Soomaalida ” Jeel ogaadeen”  haatan ku xeran

Waxaa xeritaanka Jeel Ogaadeen go’aamiyay golaha wasiirrada dawlad deegaanka waxaana halkaasi soo buux dhaafiyay dad weyne farabadan oo ku faraxsan in xabsigaasi albaabada loo laabo.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Madaxweyne Farmaajo oo wasiirka difaaca Ingiriiska ku qaabilay madaxtooyada Qaranka

Madaxweyne Farmaajo oo wasiirka difaaca Ingiriiska ku qaabilay madaxtooyada Qaranka

January 27, 2021
Muddo kordhin loo sameeyay howlgalka ciidanka Turkiga ee Xeebaha Soomaaliya

Muddo kordhin loo sameeyay howlgalka ciidanka Turkiga ee Xeebaha Soomaaliya

January 27, 2021
Maxkamadda Puntland oo sii deysay dad ku eedeysanaa Al shabaabnimo iyo mas’uuliyiin loo xirxiray

Maxkamadda Puntland oo sii deysay dad ku eedeysanaa Al shabaabnimo iyo mas’uuliyiin loo xirxiray

January 27, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In