• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, April 20, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Ra’isul wasaare kheyre oo ka qeyb galay shirka isku xirka bahda Caddaaladda dalka

September 23, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Shirka billaha ah ee isku xirka bahda caddaalada dalka oo manta lagu qabtay magaalada Muqdisho waxaa shir gudoomiyay  Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre  waxaana diiradda lagu saaray dardar gelinta qorshaha horumarinta hannaanka caddaaladda dalka, fulinta go’aannada maxkamadaha, la dagaallanka Dekumintiyada been-abuurka ah iyo qorshaha dib-u-habeynta arrimaha dhulka.

Muhiimmadda ay caddaaladu u leedahay xasilinta dalka iyo soo celinta kalsoonida shacabka ayaa shirka looga hadlay waxaana ka soo qeyb galay madaxda hay’adaha garsoorka, taliska booliiska, wasiirrada amniga gudaha iyo caddaaladda, maamulka gobalka Banaadir iyo hanti-dhowraha qaranka .

“Looma dul qaadan karo in mawaadin Soomaaliyeed uu garsoorka dulmane u noqdo, waa in aan bedelno dhaqankii hore. Waa in si dhab ah loo wada shaqeeyo dhinac walibana sida ugu habboon uga soo dhalaalo mas’uuliyadda iyo waajibaadka ka saaran taabba gelinta nidaam-caddaaladeed Soomaalida oo dhan dan u ah”, ayuu yiri ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre.

Ra’iisul wasaraaha ayaa bahda garsoorka iyo hay’adaha fulinta kula dardaarmay in ay si dhow uga wada shaqeeyaan hubinta iyo fulinta go’aannada maxkamadaha si bulshadu u hesho caddaalad dheelli tiran oo laga ilaaliyay laalaab iyo musuq-maasuq.

 

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Abdi Farah juxa oo si cajiib ah uga hadlay Turkiga iyo Qatar

Abdi Farah juxa oo si cajiib ah uga hadlay Turkiga iyo Qatar

April 20, 2021
Ciidamo ka socdo dalka negeria oo soomaliya yimaaden

Ciidamo ka socdo dalka negeria oo soomaliya yimaaden

April 19, 2021
Wadanka uu u safray Madaxweyne Farmajo ee DRcongo maxa ka taqanah!

Wadanka uu u safray Madaxweyne Farmajo ee DRcongo maxa ka taqanah!

April 19, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In