• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Friday, April 23, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Xukuumadda Soomaaliya oo shir la yeelatay madax ka socotay Beesha Caalamka iyo maamul goboleedyada

September 24, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Shirka Qorshaha amniga qaranka iyo la dagaalanka Xagjirnimada oo labadii bilba mar lagu qabto Magaalada Muqdisho waxaa maanta shir gudoomiyay Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, waxaana shirka lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Shirkan oo ay ka qeyb galeen madax ka kala socotay maamul goboleedyada dalka iyoBeesha Caalamka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga,qorshaha amniga Qaranka iyo xoojinta qeyb ka mid ah qorshaha  la dagaalanka Fikirka Xagjirnimada iyo sidii loo wacyigelin lahaa Bulshada Soomaaliyeed.

Dhanka dhaqaalaha waxaa ka taageeraya barnaamijkan dowladda Sweden, waxaana fulinta barnamijkan kala saxiixday Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.

 

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Hindiya waxaa ka jirto xaalad adag

Hindiya waxaa ka jirto xaalad adag

April 23, 2021
Midowga Africa oo maanta kulan ka yeelanayo xaalada somaliya

Midowga Africa oo maanta kulan ka yeelanayo xaalada somaliya

April 22, 2021
Weerar hoobiyaal ah oo lagu qaaday muqdisho

Weerar hoobiyaal ah oo lagu qaaday muqdisho

April 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In