• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, January 17, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Maxaa maanta baajiyay kulankii Xildhibanada Golaha Shacbka?

September 26, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Kulanka caadiga ah ee xildhibaanada Golaha Shacabka oo ay kaga hadlaan qodobada miiska u saraarn markaas oo qaarkood ay yihiin kuwo masiiri ah ayaa maanta baaqday sida wararka ay sheegayaan.

Ajandaha kullanka maanta ee xildhibaanada golaha shacabka ka baaqday waxa uu ahaa ka doodista xeer hoosaadka baarlamaanka Federalka Soomaaliya oo dhowr jeer dib loo dhigay.

Sababta uu u baaqday kulanka ayaa waxaa  ay xildhibaanada ku sheegeen in ay tahay Kooram la’aan awgeed, waxaana arimahan oo kale ay abuuri karaan kala qeybsanaan iyo kooxeysi ka dhex bilowdo baarlamaanka sida ay sheegeen xildhibaanada qaar.

Mudanayaasha Mararka qaar ka maqan kulanka Golaha Shacabka, islamarkaana aan soo xaadirin hoolka lagu shirayo ayaa horay u jiri jirtay taa oo dhowr jeer laga soo saaray baaq ka dhan oo lagula xisaabtamayo xildhibaanadaasi maqnaada.

 

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Maxaa ka ogtahay caruur badan oo Soomaaliyeed oo dad ehel ah ula nool qaab ”addoonsi”

Wax badan ka ogoow caruur badan oo Soomaaliyeed oo dad ehel ah ula nool qaab ”addoonsi”

January 17, 2021
Somaliland oo shaqaaleysiisay gabar la bahdilay iyadoo guri ka shaqeyneysa

Somaliland oo shaqaaleysiisay gabar la bahdilay iyadoo guri ka shaqeyneysa

January 17, 2021
Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

January 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In