• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 21, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Shuruucdii lagu dhaqi jiray Gaadiidka Dalka Soomaaliya oo dib loo soo celinayo

September 27, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in ay dib u soo celiso shuruucdii uu lahaa gadiidka dalka oo sidoo kale laga dhaqan gelin doono guud ahaan dalka, taa oo meesha ka baxday tan iyo wixii ka dambeeyay burburkii dalka.

Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya ayaa soo saartay xeer heer wasiir ah oo loogu talagalay iney ku dhaqmaan gaadiidleyda Soomaaliyeed.

Sida laga soo xigtay warbaahinta dowladda oo wareysi gaar ah la yeelatay Agaasimaha guud ee wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya, mudane, Cali Gacal Gaaboow ayaa waxa uu sheegay in xeer ka kooban 24 Qodob oo ah  sharciyadii uu hore u lahaa Gaadiidka Dalka in dhawaan la dhaqan gelin doono, taa oo meesha ka saareysa nidaam xumi baahsan oo ka dhexjirta kaxeynta gawaarida iyo shuruucda wadooyinka ee waddooyinka dalka.

Sidoo kale dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in la mamnuucayo Baabuurta uu Isteerinkoodu yahay dhanka Midig, lana soo celin doono nidaamkii hore Isteerso Bidixda si meesha looga saaro khasaaraha  Nafeed  iyo hantiyeed ee   Shacabka ka soo gaara gawaarida dadweynaha.

Wadooyinka waa weyn ee Magaalada Muqdisho waxaa ka jira ciriiri farabadan iyo shilal ay khasaarada ugu badan ka soo gaarto dadka shacabka ah.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Dowladda Federalka iyo hogaamiyeyasha mucaaradka oo loo diray codsi ku aadan 2021

Dowladda Federalka iyo hogaamiyeyasha mucaaradka oo loo diray codsi ku aadan 2021

January 21, 2021
Maxey kawada hadleen Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe?

Maxey kawada hadleen Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe?

January 21, 2021
Gudoomiyihii degmada Hodon oo lagu dilay Muqdisho

Gudoomiyihii degmada Hodon oo lagu dilay Muqdisho

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In