• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Friday, April 23, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

UEFA oo sheegtay in Aaladda VAR ee garsooraha ciyaaraha caawisa in loo weeciyay tartamo kale

September 27, 2018
in Ciyaaraha
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xiriirka qaaradda yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay in fasal ciyaareedka soo aadan (2019/2020) tartanka koobka horyaalada yurub laga hirgalin doono aaladda garsoorka caawisa ee VAR, sidoo kalana waxey ku dhawaaqeen iney tartamo kale u adeegsan doonaan.

Sidoo kale waxaa loo adeegsan doonaa tartanka UEFA Super Cup 2019, koobka qaramada qaaradda yurub ee Euro2020, sidoo kale tartanka UEFA Europa League 2020/2021 iyo final-ka tartanka UEFA National League 2021.

Aaladaan waxaa si fudud loogu isticmaalay koobkii Adduunka ee lagu qabtay Russia, waxaana lagu kala cadeeyay goolal iyo dhacdoyin badan oo muran la galiyay, walow ay sidoo kale abuurtay muranno aan caadi aheyn oo abuurtay kalsooni darro yar.

Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta qaaradda yurub Aleksander Ceferin ayaa aad kalsooni ugu qaba in la joogo waqtigii si weyn loo isticmaali lahaa aaladaan, lagana hirgalin lahaa tartamada kala duwan ee ay maamulaan.

Aaladdaan waxaa si toos ah looga isticmaalaa horyaalada talyaaniga iyo Spain, sidoo kalana Premier League si tijaabo ah ayaa looga isticmaalayaa fasalkaan, waxaana loo badinayaa in fasalka soo aadan si weyn looga hirgalin doono.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Hindiya waxaa ka jirto xaalad adag

Hindiya waxaa ka jirto xaalad adag

April 23, 2021
Midowga Africa oo maanta kulan ka yeelanayo xaalada somaliya

Midowga Africa oo maanta kulan ka yeelanayo xaalada somaliya

April 22, 2021
Weerar hoobiyaal ah oo lagu qaaday muqdisho

Weerar hoobiyaal ah oo lagu qaaday muqdisho

April 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In