• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, January 23, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

West Ham United oo 3-1 ku gaarday kooxda Manchester United

September 29, 2018
in Ciyaaraha
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciyaar xiiso badneyd oo garoonka London Stadiumku  dhexmartay kooxaha West Ham iyo Manchester United ayaa waxaa baalaha rooga rifay kooxda shayaadiinta cas cas oo 3-1 looga awood roonaaday.

Daafa Man U Felipe Anderson  ayaa iska dhaliyay Own Goal, guulasha kalena waxaa u kala dhaliyayWest Ham ciyaartoyada kala ah Victor Lindelof iyo Marko Arnautovic.

Hal gool oo kaliya ayey la timid Manchester United waxaana u dhaliyay  Marcus Rashford  waxaana Manchester ay noqoneysaa mid  sii wada bilowgeeda liita ee xiliciyaareed kaan kadib guul daro ka soo gaartay West Ham United.

Kooxda tababare Mourinho ayaa ku bilaabatay bilowgii ugu xumaa ee taariikhda Premier League kadib markii ay shaqaysatay kaliya 10-dhibic 7-dii kulan ee ugu horeeyay horyaalka ingiriiska xiliciyaareed kaan

Xiliciyaareed kaan ayaa lamid ah kii 2013-2014 markaas oo uu tababare u ahaa David Moyes, waxayna shaqaysatay United 10-dhibic 7-dii kulan ee ugu horeeyay.

Waxaa jira isku dhacyo u dhexeeya tababare Jose Mourinho iyo ciyaartoyda qaar, waxaana hormuud ka ah cadoonka ku wajahan tababarahaan Paul Pogba.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Shirweynaha qiimeynta khataraha lacag-dhaqidda oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha qiimeynta khataraha lacag-dhaqidda oo ka furmay Muqdisho

January 23, 2021
Turkiga oo Soo Bandhigay Markab Dagaal oo casri ah oo isla Turkiga lagu sameeyay

Turkiga oo soo bandhigay Markab Dagaal oo casri ah oo isla Turkiga lagu sameeyay

January 23, 2021
Xogtii ugu dambeysay Ma ciidamo Soomaali ah ayaa ka dagaallamay Tigraay?

Xogtii ugu dambeysay Ma ciidamo Soomaali ah ayaa ka dagaallamay Tigraay?

January 23, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In