• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Friday, April 23, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo dalbatay in la maaglashado magaalada Baraawe

October 1, 2018
in Wararka
0
497
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay sawirro laga soo qaaday magaalada Baraawe oo dhacda gobalka Shabeelaha Hoose kuwaa oo muujinaya taariikhda fog ee magaalada iyo sida ay ugu wacan tahay in lagu dalxiiso.

Dowladda Soomaaliya sheegtay in magaalada ay u baahantahay maalgelin si loo hormariyo, waxaana ay intaa ku dartay in soo jiidasho gaar ah u leedahay indhaha marka loo eego magaalooyinka kale ee dalka,waxaana ay Muqdisho u jirtaa 180 KM.

Baraawe waa magaalo Xeebeed taariikhi ah, waxa ay noqotay xarun Islaami ah tan ugu wayn ee geeska Afrika. Baraawe waxa ay ka mid tahay magaalooyinka Soomaaliya ugu taariikhda weyn illaa iyo waxaa la sheegaa magaalada in ay dhisan tahay muddo ku dhaw 1150 sannadood.

Baraawe waxaa degan in ka badan 27,000 (labaatan iyo toddobo kun) qofood, intooda badan dadka sida la sheego waa dad deegaanka u dhashay ee Barwaani loogu yeero oo waxay ku hadlaan af gooni ah. Afka Barwaanida waxaa uu u dhow yahay afka sawaaxiliga.

Dadka asal reer Baraawe ah waxa ay kala sheegtaan sawaaxili iyo burtoqiis. Sannado badan kadib is dhexgalkooda iyaga iyo bulshada Soomaaliyeed aad buu u yaryahay dadkan.

Dhanka dhaqaalaha waxa ay tahay magaalada ugu dhaqaalaha badan gobolka Shabeelada Hoose.

Magaalada Baraawe marka aad eegto dhismo ahaan waa magaalo qadiimi ah. Waana magaalo Istaraatiijiyad dhaqaale leh taas oo ku taal xeebta badwaynta Hindiya. Waxa ay magaaladu leedahay deked u furan xudunta goballo badan oo aan bad lahayn haddana khayraad iyo wax soo saar leh sida gobollada Jubbadda dhexe, Baay, Bakool iyo Gedo.

The coastal town of Barawe,180 km south-west of Mogadishu, is an archaeological treasure and a tourist resort due to its attractive features and cultural nature, but lacks investment and promotion for its development.#Somalia #Somali #Barawe #LowerShabelle #Mogadishu #Tourism pic.twitter.com/8b9mFwSaOI

— Federal Republic of Somalia🇸🇴 (@Somalia) September 30, 2018

Share199Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Hindiya waxaa ka jirto xaalad adag

Hindiya waxaa ka jirto xaalad adag

April 23, 2021
Midowga Africa oo maanta kulan ka yeelanayo xaalada somaliya

Midowga Africa oo maanta kulan ka yeelanayo xaalada somaliya

April 22, 2021
Weerar hoobiyaal ah oo lagu qaaday muqdisho

Weerar hoobiyaal ah oo lagu qaaday muqdisho

April 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In