• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, January 17, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Booliska oo xabsiga dhigay Xasan Al Kontar oo ku noolaa garoonka diyaaraha ee Kuala Lumpur

October 2, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Booliska dalka Malaysia ayaa xasbiga dhigay nin Syrian ah oo Todobo bilood ku noolaa garoonka diyaaradaha ee Kuala Lumpur, gaar ahaan qeybta loo yaqaano terminal-ka.

Waa Xasan Al-Kontar oo ka soo barakacay dalka Syria oo dagaalo sokeeye ay ka qarxeen si uu uga fogaado in uu kamid noqdo Militeriga dalkaasi oo lagu amray in uu ku biro.

Mudada uu ku noolaa garoonka diyaaradaha ee Kuala Lumpur waxa uu raadinayay in magangalyo qaxootinimo uu ka helo mid kamid ah dalalka dhaca Qaaradda Yurub laakiin uma suuragelin.

Kontar ayaa sidoo kale loo diiday in uu galo dalka Cambodia, maxaa yeelay wuxuuna waayay Fiisaha Malaysia uu dib ugu soo laaban lahaa, waxaana uu ku noolaa xaalad adag isagoo dhagi jiray musqulaha.

Madaxa soo galootiga Malaysia Mustafar Ali ayaa xaqiijiyay in dowladda ay kala shaqeysay Booliska Malaysia in xabsiga loo taxaabo Xasan Al-Kontar.

Faah-faahin dheeri ah lagama hayo sababta keentay in Kontar laga saaro Garoonka diyaaradaha oo xabsiga la dhigo, maadama dalkiisa uu dhibaato kaga soo cararay.

Bandhiga Media 2018

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Soomaali laga soo celiyay Mareykanka oo Muqdisho ka soo dagay iyo sababha ka dambeysa oo la ogaaday

Xog laga helay Soomaalida laga soo celiyayy Mareykanka iyo ujeedka ka dambeyb oo la ogaaday

January 17, 2021
Maxaa ka ogtahay caruur badan oo Soomaaliyeed oo dad ehel ah ula nool qaab ”addoonsi”

Wax badan ka ogoow caruur badan oo Soomaaliyeed oo dad ehel ah ula nool qaab ”addoonsi”

January 17, 2021
Somaliland oo shaqaaleysiisay gabar la bahdilay iyadoo guri ka shaqeyneysa

Somaliland oo shaqaaleysiisay gabar la bahdilay iyadoo guri ka shaqeyneysa

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In