• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, January 17, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Guddoomiyaha Kubada Cagta Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha FIFA Gianni Infantino

October 2, 2018
in Ciyaaraha
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab ayaa madaxweynaha FIFA Gianni Infantino kula kulmay xarunta FIFA ee magaalada Zurich ee dalka Switzerland

Kaddib markii uu ka qeyb galay shirkii guddiga tartamada FIFA oo uu xubin ka yahay ayaa guddoomiye Cabdiqani waxaa lagu casuumay xafiiska guddoomiyaha FIFA Gianni Infantno, wxaana kulan labada masuul dhex maray looga hadlay arrimo dhowr ah oo la xiriira horumarinta Kubbadda Cagta Soomaaliya.

Guddoomiye Infantino ayaa intii kulanku socday wuxuu amaanay horumarka baaxadda leh oo ay sameysay kubbadda cagta Soomaaliya iyadoo xilli waliba dalku ku jiro dhibaatooyin aad u adag.

Guddoomiyaha Kubbadda cagta Soomaaliya ayaa u sheegay Mr. Infantino in wali Soomaaliya ay sugeyso imaatinkiisa, wuxuuna madaxwdeynaha FIFA muujiyay sida ay uga go’antahay in uu soomaaliya soo booqdo dhawaan.

Infantino waxaa uu u sheegay guddoomiyaha kubada cagta Soomaaliya in ay ka go’antahay in uu yimaado Soomaaliya, isagoo xusay in uu eegayo jadwal howleedkiisa kaddibna uu guddoomiyaha Kubbadda cagta soomaaliya usoo sheegi doono taariikhda iyo saacadda uu kusoo began yahay Soomaaliya oo aan ahayn mid fog.

Bandhiga Media 2018

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

January 17, 2021
Soomaali laga soo celiyay Mareykanka oo Muqdisho ka soo dagay iyo sababha ka dambeysa oo la ogaaday

Xog laga helay Soomaalida laga soo celiyayy Mareykanka iyo ujeedka ka dambeyb oo la ogaaday

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In