• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 28, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Raashiinka ay dalka keento hay’adda cunnadada ee Qaramada Midoobay oo la hubinayo

October 3, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hay’adda cunnuda u qaabilsan Qaramada Midoobay ee WFP oo deeq raashiin ah u qeybisa shacabka Soomaaliyeed xiliyada xaaladaha adag sida marka ay jiraan Abaaraha ayaa hadda la kulmeysa mas’uuliyad adag oo ku aadan deeqaha ay Soomaali keento.

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Cabdi Raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo kulan Muqdisho kula qaatay Wakiil hay’ada WFP ee u qaabilsan Soomaaliya Lorent Bokeira  ayaa looga wada hadlay sidii loo kontorooli lahaa Deeqaha gar-gaarka  ay hay’ada keento Magaalada Muqdisho.

Sidii loo Dar-dargelin lahaa Samafalka loo sameeyo dadka Danta yar ee ku nool Gobalka Banaadir, iyo in shaqo abuur loo sameeyo dhalin yarada shaqo la’aanta ku haysa Muqdisho ayaa diiradda lagu saaray kulanka.

WFP ayaa waxaa lagu eedeeyaa  in Soomaaliya ay keento Raashiin dhacay kuwaasi oo la siiyo dadka Danyarta ee Ku nool dalka.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Dowladda Kenya oo baaq u soo dirtay dowladda Federalka kana digtay in lagu eedeeyo arrimaha gudaha Somalia

Dowladda Kenya oo baaq u soo dirtay dowladda Federalka kana digtay in lagu eedeeyo arrimaha gudaha Somalia

January 28, 2021
Golaha Midowga Musharaxiinta oo kulan deg deg ah ka yeeshay caburinta dowladda

Akhriso: War-saxaafadeed kasoo baxay Midowga Murashaxiinta oo looga hadlay arrimaha doorashada

January 28, 2021
Wafdi ka socda dowladda oo gaaray Balad Xaawo

Wafdi ka socda dowladda oo gaaray Balad Xaawo

January 28, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In