• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, January 17, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo taageero u muujiyay Shacabka isxilqaamay

October 3, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilmi (Indho-qarshe) ayaa ka hadlay Shacab si iskood ah u bilaabay iney la dagaalaan Al shabaab kuwaa oo ku dhaqan Gobalka Shabeelaha Dhexe.

Taliyaha ayaa sheegay in taageero buuxdo siinayaan shacabkaasi waxaana uu xusay in ciidanka xoogga dalka ay qorsheynayaan sanadka soo socda iyo sanadkaan inta ka harsan in ay dalka ka xoreeyaan  geegaanada Al shabaab ay gacanta ku hayaan, sida uu taliyaha sheegay.

Shacab u dhaqan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa bilaabay iney la dagaallamaan Al-shabaab, iyadoo weli xiisad Labada dhinac u dhaxeyso halkaasi ay ka taagantahay.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Soomaali laga soo celiyay Mareykanka oo Muqdisho ka soo dagay iyo sababha ka dambeysa oo la ogaaday

Xog laga helay Soomaalida laga soo celiyayy Mareykanka iyo ujeedka ka dambeyb oo la ogaaday

January 17, 2021
Maxaa ka ogtahay caruur badan oo Soomaaliyeed oo dad ehel ah ula nool qaab ”addoonsi”

Wax badan ka ogoow caruur badan oo Soomaaliyeed oo dad ehel ah ula nool qaab ”addoonsi”

January 17, 2021
Somaliland oo shaqaaleysiisay gabar la bahdilay iyadoo guri ka shaqeyneysa

Somaliland oo shaqaaleysiisay gabar la bahdilay iyadoo guri ka shaqeyneysa

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In