• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, January 17, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Talisyada Ciidanka dagmada Caabudwaaq oo la mideeyay+Sawirro

October 3, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Saldhigga dagmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud waxaa lagu qabtay maanta munaasabad lagu mideynayay ciidamada xasilinta waqooyiga gobalka Galgaduud sida ciidanka booliska iyo kuwa Milteriga, waxaana loo sameeyay hal talis oo leh taliye iyo taliye ku xigeen.

Waxaana Munaasabadan ka soo qeyb galay mas’uuliyiinta dagmada Caabudwaaq iyo qeybaha kala duwan ee Shacabka kuwaa oo  si iskumid ah u soo dhaweeyay taliska mideysan ee la sameeyay.

Gudoomiyaha dagmada Caabudwaaq Mahad Cumar Cilmi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in qorshan uu muddo socday waxaana uu codsaday in ciidamada lagala shaqeeyo sugidda Amniga.

Taliyaha ciidamada Qeybta 21-aad  Cabdullahi Aadan Xuseen Cirro  oo jeediyay khudbad dhinacyo kala duwan taabaneysa oo amniga ku saabsan ayaa sheegay in Taliyaha  ciidamada xasilinta loo magacaabay Dhame Maxamed Yuusuf oo katirsan ciidanka Militeriga halka ku xigeenkiisa loo magaacaby Axmad Cabdullahi oo katirsan  ciidamada Nabad Sugidda.

Waxaana uu sheegay in ciidanka loo mideeyay sidii loo caawin lahaa maamulka dagmada Caabudwaaq waxaana uu dalbaday in meesha laga saaro nin jecleysiga iyo  qabiilka, si gacanta loogu dhigo cid walba oo amniga halis ku ah.

Bandhiga Media 2018

 

 

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

January 17, 2021
Soomaali laga soo celiyay Mareykanka oo Muqdisho ka soo dagay iyo sababha ka dambeysa oo la ogaaday

Xog laga helay Soomaalida laga soo celiyayy Mareykanka iyo ujeedka ka dambeyb oo la ogaaday

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In