• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, April 17, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Waxbadan ka ogoow ciyaarta dhex mari doonta kooxaha Inter Milan iyo PSV Eindhoven

October 3, 2018
in Ciyaaraha
0
495
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Inter Milan ayaa booqaneysa kooxda PSV Eindhoven kulankooda Labaad ee Koobka Champions League.

Inter ayaa guul muhiima waqti dambe ka gaartay kooxda Spurs kulankii furitaanka, halka PSB ay guuldarro xoogan kasoo gaartay Barcelona.

Ogeysiiska Cayaarta

Tartanka: Champions League

Waqtiga: 10:00 pm ( SGA )

Garsooraha: Milorad Mazic ( Serbia )

Garoonka: Philips Stadion

Wararka Labada Koox

Ryan Thomas, Dante Rigo iyo Maximiliano Romero ayaa weli ka dhaawacan kooxda PSV kulanka ay maanta wajaheyso Inter.

Ma jiro waxa isabal ah oo lagu sameynayo kooxdii guuldarrada 4-0 kala kulantay dheeshii ay u martiyeen Barcelona kulankii kowaad.

Dalbert, Roberto Gagliardini iyo Joao Mario ayaa dhammaantood laga reebay safka kooxda ee loo magacaabay cayaarta Champions League ee PSV. Sime Vrsaljko ayaa kaliya ah laacibka ka dhaawacan.

Milan Skriniar ayaa ka cayaaray booska dambeedka midig kulankii Tottenham laakiin wuxuu ku laabanayaa kooxda wadnaha dhexe ee daafa cayaarta ay ka hor imaanayaan Eindhoven.

Lautaro Martínez ayaa dhaliyay goolkiisii ugu horreeyay ee kooxda Inter kulankii todobaadkan laakiin waxaa la filyaa in uusan kusoo bilaaban safka cayaartan.

Xaqiiqooyinka Dheeshan.

Kooxda Nerazzurri kulankii ugu dambeeyay oo ay booqdeen Netherlands waa cayaar ay barbaro 2-2 la galeen kooxda Twente xagaagii 2010/11 kulan heerka group-yada koobka Champions League, waxayna yihiin guuldarro la’aan cayaaraha ay u mariteen kooxaha horyaalka Eredivisie waana lix cayaar ( 2 guul iyo 4 barbaro).

Guri iyo banaanka, Inter waa guuldarro la’aan sagaalkii dheel ee la dheeshay kooxha reer Dutch (6 guul iyo 3 barbaro), tan iyo qasaaro 1-0 oo gurigooda ay kala kulmeen kooxda Feyenoord kal cayaareedkii 2001/02 afar dhamaadka koobka UEFA Cup.

Kooxda Luciano Spalletti ayaa shabaqa ilaashatay afar kulan 13kii dheel ee u dambeysay.

Shaxda Macuuqlka

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xalay shirkoole maxaa ka dhacay

Xalay shirkoole maxaa ka dhacay

April 17, 2021
Masar iyo Jabouti oo ka wada hadlay xasiloonida geeska Africa

Masar iyo Jabouti oo ka wada hadlay xasiloonida geeska Africa

April 16, 2021
Waa kuma safiirka cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya?

Waa kuma safiirka cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya?

April 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In