• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 20, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Waxbadan ka ogoow qorshaha Philippe Coutinho ee kooxda reer Catalonia

October 4, 2018
in Ciyaaraha
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Philippe Coutinho ayaa sii wada inuu isku qoro buugga taariikhda Barcelona, toban bilood kaddib markii uu ku biiray kooxda reer Catalonia.

Xiddiga reer Brazil ayaa gool qurux badan oo uu xalay ka dhaliyay Tottenham waxa uu ku galay buugga taariikhda ee Barcelona, kaddib markii loo aqoonsaday in goolkiisu ahaa kii ugu degdegga badnaa ee Blaugrana ay ka dhaliso kulamada ay martida tahay ee tartanka Champions League.

Coutinho ayay ku qaadatay in ciyaarta oo socota 92 sekan oo kaliya oo uu goolka koowaad u dhaliyo Barcelona, ciyaartii garoonka Wembley ay 4-2 kaga adkaadeen Tottenham, waxaana kubbad sameeyahan hore ee Liverpool uu laag awood badan dhinac bidix ee shabaqa uu waardiyaha ka ahaa Hugo Llores ka dhex dhigay kubbad awood badan oo ay awoodi kari waayeen difaacyahannadu inay badbaadiyaan.

Goolka ugu degdegga badan ee Barcelona ay Champions League ka dhalisay waxa uu u meel u yaallaa laacibkii reer Holland ee Mark van Bommel oo hadda ah tababaraha PSV, kaas oo kulan ay Barcelona garoonka Camp Nou ku martigelisay Panathinaikos xili ciyaareedkii 2005/06 uu shabaqa taabsiiyey kubadda iyadoo ciyaartu socotay 43 ilbidhiqsi oo kaliya.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

January 17, 2021
Soomaali laga soo celiyay Mareykanka oo Muqdisho ka soo dagay iyo sababha ka dambeysa oo la ogaaday

Xog laga helay Soomaalida laga soo celiyayy Mareykanka iyo ujeedka ka dambeyb oo la ogaaday

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In