Inta badan xildhibaanada maamulka Hirshabelle ayaa isku raacay iney ka gudbiyaan mooshin xilka looga tuurayo Maxamed Cabdi Waare oo ah madaxweynaha maamulka Hirshabelle.
Xildhibaanada mooshinka gudbiyay ayaa gaaraya 57 waxa ay soo gudbiyeen Mooshin xilka looga qaadaayo Madaxweyne Waare, Waxaana Mooshinkaasi aqbalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle.
Akhriso: Qoraalka kalsooni kala noqoshada Waare: