• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, April 13, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Saraakiil iyo Saraakiil xigeeno cusub oo tababar loogu soo xiray Turkisom+Sawirro

October 6, 2018
in Wararka
0
503
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ciidan isugu jira Saraakiil iyo Saraakiil xigeeno oo Muddo hal sano ah tababar ku qaatay gudaha Dugsiga tababarka Turkisom ee magaaladda Muqdisho ayaa maanta tabarka loo soo xiray.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Xasan Cali Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi ayaa goobjoog ka ahaa xafladda dhaarinta ciidankaasi oo kamid noqonaya ciidamada xoogga dalka.

dawladda Turkey ee Soomaaliya, Wakiilo ka socday Ciidanka Xoogga Turkiga, Saraakiil iyo Madax ka socday Wadamada Caalamka iyo qaar kamid ah Ehelada Ciidanka maanta tababarka loo  xiray ayaa manaasabadda dhaarinta ku sugnaa.

Taliyaha Dugsiga tababarka ciidanka ee TurkSom S/guuto Cumar Faaruuq oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in saraakiishaan maanta la dhaariyey ay isugu jiraan Ciidamada Cirka, Badda iyo Dhulka, waxaana uu xusay in  ay qaateen tababaro kala duwan oo heer sare ah.

Daahir Aadan Cilmi indhaqarshe Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed  oo Munaasabadda sidoo kale ka hadlay ayaa ugu horeyn u hambalyeeyey Saraakiisha cusub ee tababarka loo xiray, waxaana uu tilmaamay in ciidanka xoogga dalka uu dhismayo, isla markaasna hadda uu ku jiro ciribtirka Al-shabaab.

Ugu dambeyntii Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed ayaa uga mahad celiyay dawladda Turkiga sida ay uga qeyb qaadaneyso dhismaha iyo qalabeynta Ciidanka Xoogga dalka.

Share201Tweet126Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

April 12, 2021

Midowga murashaxiinta o ka digay mudo kororsi ay sameeyan Golaha shacabka

April 12, 2021
Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

April 11, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In