Mudanayaaysha Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanaya Magaalada Muqdisho, xili aad loo adkeeyay amniga halka ay ku kulmayaan.
Xildhibaanada ayaa maanta waxa uu yahay Ajandahooda hindise sharciyeed ku saabsan hindise sharciyeedka nashqadeynta magaalooyinka dalka oo akhrinta koowaad la marinayo.
Xeer hoosaadka golaha shacabka ayeey aad kaga doodayeen xildhibaanada kulamadoodii ugu dambeeyay kaa oo la soo gabagabeeyay.