• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, January 16, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo dib u howl-gelineysa Matxafka Qaranka

October 9, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasiiirka Boostadda iyo isgaarsiinta Soomaaliya Cabdi Canshur Xasan ayaa shir Gudoomiyey kulan gaar ah oo ay isku yimadeen Guddiga Abaabulka Qorshaha isxilqaan ee lagu dhisayo Matxafka Qaranka , kaa oo looga hadlayey dar-dar galinta Qorshaha dib u dayactirka iyo dhismaha loogu samaynayo xaruntaaa .

Wasiir Abdi Ashur Hassan ayaa kulnka ka yiri “Sanadka Soo socda Bartamihisa waxaad Arki doontaan Xaruunta Matxafka qaranka oo dhisan isla markaana ay u dhamaystiran Yihin dhammaan aqabyadiisu”

Guddigaan oo uu Guddoomiye u yahay Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta Eng canshuur ayaa ka shaqayn doono sidii dib u dhis iyo dayac tir loogu samayn lahaa Matxafka Qaranka oo ka mid ah xaruumihii ku burburay Dagaaladii Soo maray Dalkeenna, iyadoo isla manta kormeeray dhismaha MAtxafka Qaranka.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Ra’isul Wasaare Rooble: Shacabka Soomaaliyeed aadbey uga cawdaan garsoorayaasha

Ra’isul Wasaare Rooble: Shacabka Soomaaliyeed aadbey uga cawdaan garsoorayaasha

January 14, 2021
Wararkii ugu dambeeyay doorashada madaxtinimo ee dalka Uganda iyo Ciidan badan oo…

Wararkii ugu dambeeyay doorashada madaxtinimo ee dalka Uganda iyo Ciidan badan oo…

January 14, 2021
Madaxweynaha Jubbaland oo shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada

Madaxweynaha Jubbaland oo shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada

January 14, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In