• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, April 13, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Shir looga hadlayo Dastuurka dalka oo ka furmay magaalada Garoowe

October 9, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Shir looga hadlayo dastuurka oo ay isugu yimaadeen Guddiyada dib u eegista dastuurka ee heer federaal iyo dowlad-gobolleedyada ayaa maanta Garoowe ka furmay.

Waxaa shirka looga hadli doonaa inta uu socdo shan cutub oo ku jira dastuurka oo wax ka beddel lagu sameeyay.

Muddo Saddex maalin ayuu shirkani  qaadan doonaa waxaa qodob looga dooddi doono kamid ah cutubyada wax laga beddelay ee dastuurka, sida uu sheegay  guddoomiyaha guddiga dib u eegista dastuurka Soomaaliya,Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qayb-diid) .

Geeddi socodka dastuurka Soomaaliya ayaa qorshaha uu yahay in lasoo dhamaystiro kahor sannadka 2020 oo la qorsheeyey in la qabto doorasho shaqsi iyo cod, inkastoo caqabado dhanka ammaanka ah uu ka jiro dalka qaybo ka mid ah.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

April 12, 2021

Midowga murashaxiinta o ka digay mudo kororsi ay sameeyan Golaha shacabka

April 12, 2021
Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

April 11, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In