• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, March 1, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo shir gudoomiyay kulanka golaha wasiiarrada Xukuumadda Federalka Soomaaliya

October 18, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shir Guddoominaya shirka Golaha Wasiirrada ee XFS ayaa xukuumadda ku bogaadiyay howlaheeda shaqo.

Shirka golaha wasiiradda xukuumadda Soomaaliya oo khamiis walba la qabto ayaa waxa maanta shir gudoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, waxaana goobjoog ka ahaa Ra’iisul wasaaraha Dalka mudane, Xasan Cali Kheyre, RW ku xigeenka Dalka, golaha iyo dhamaan xubnaha golaha wasiiradda iyo guddiyadooda kala duwan.

Warbixinnada Guddiyada kala duwan ee Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa la dhageystay walina lama soo saarin war-murtieedka Shirka golaha wasiirada.

Intii uu shirka socday waxaa la soo bandhigay wax qabadka xukuumadda iyo qorshayaasha u degsan mustaqbalka waxaana kamid ah: Tubta Siyaasadda loo dhan yahay,Tubta dhaqaalaha, Tubta arrimaha bulshada, Tubta amniga iyo caddaaladda.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Wasiiradda Caafimaadka oo ka hadashay soo laba kacleynta COVID-19 iyo warar been ah oo laga faafiyay

Wasiiradda Caafimaadka oo soo jeedisay in dalka la geliyo Bandow iyo in la mamnuuco duulimaadyada

March 1, 2021
Dowladda Uganda oo Soomaaliya u soo direysa Askar howlgab ah

Soomaaliya oo loo soo diray ciidan howlgalb ah

March 1, 2021
Sawirro: Saraakiisha Guutada 14-ka October oo loo bilaabay tababar la xiriira khatarta miinooyinka

Sawirro: Saraakiisha Guutada 14-ka October oo loo bilaabay tababar la xiriira khatarta miinooyinka

March 1, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In