• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, March 1, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Turkiga oo kordhinaya tababarrada uu siiyo Ciidamada Booliska Soomaaliyeed

October 18, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Safiirka dawladda Turkey ee Soomaaliya Danjire Olgan Bekar oo kulan la qaatay  Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” ayaa sheegay in Turkiga uu kordhinyo Tababarada ay siiso Booliska iyo siddii Ciidamada booliska labada dhinac ay u yeelan lahaayeen wada shaqeyn aad u wanaagsan.

Kulanka waxaa ka qeyb galay saraakiil katirsan Booliska Soomaaliyeed iyo kuwa ka socday Turkiga iyadoo Safiirka dawladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Olgan Bekar iyo Masuuliyiintii la socday ay Hadiyad iyo Bilad sharaf guddoonsiyeen Taliyaha Ciidanka Booliska waxaana ay ku amaaneen shaqada culus ee uu hayo iyo isbadalka horumarineed ee uu ka sameeyey Taliska Booliska.

Turkiga ayaa Soomaaliya ka taageera dib u dhiska ciidamada xoogga dalka waxaana dhowr jeer uu soo saaray ciidamo badan oo uu tababaray halka kuwo kalena dibadda loo qaaday.

 

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Kenya oo ka hadashay inay ka qeybgaleyso dhageysiga dacwadda badda iyo inkale

ICJ oo ku dhawaaqday xiliga ay dhaceyso dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya

March 1, 2021
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

March 1, 2021
Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

March 1, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In