Maamul goboleedyada dalka ayaa shir ku leh magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland waxaana shirkan uu socon doonaa 20-23-ka bishan Oktoobar.
Dhamaan madaxda maamu;l gpoboleedyada dalka ayaa ka qeyb galaya marka laga reebo madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo heshiis la ah dowladda Soomaaliya.
Afarta madaxweyne ee Puntland, Galmudug, Koofur Galbeed iyo Jubbaland ayaa shirkan yeelanaya waxaana lagu wadaa in ay ka hadlaan xiriirka sii xumaanaya ee kala dhaxeeya dowladda dhexe ee Soomaaliya.