Shir deg deg ah oo ay yeesheen dowlad Goboleedyada oo ka dhacay xarunta maamullka Puntland ee ayaa waxa ay kaga hadleen Doorashadii madaxtinimo ee ka dhacday Magalada Cadaado ee lagu doortay Axmed Maxamuud Baasto.
Warka ka soo baxay Dowlad Goboleedyada ayaa waxaa lagu sheegay in doorashadaas aan waxba ka jirin,isla markaana Madaxweynaha rasmiga ah ee Galmudug uu yahay Axmed Ducaale Geelle Xaaf.
Akhriso: War-saxaafadeedka: