• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, March 7, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Taliayaha Ciidanka Booliska dalka Turkiga oo Muqdisho soo gaaray

October 21, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wafdi ka socda Dowlada Turkiga oo hogaaminayay  Taliyaha Ciidanka Booliska gaarka ah ee Dalkaasi Selami Türker  ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.

Wasiirka Amniga soomaaliya  Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa kulan la qaatay taliyaha sidoo kale waxaa kulan xog isweydaarsi ay wada yeesheen taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed iyo taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliyeed Zakiya Xuseen.

Safarka taliyaha Turkiga ee Muqdisho ayaa ah mid aan horay loo shaacin waxaase xusid mudan in kulanka diiradda lagu saaray wada shaqeyn dhexmrata labada dhinac iyo sida ugu wanaagsan oo lagu taageeri karo Booliska Soomaaliyeed.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

March 6, 2021
Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

March 6, 2021
Faah-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal dhexmaray ciidanka Puntland iyo Al shabaab

Faah-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya dagaal dhexmaray ciidanka Puntland iyo Al shabaab

March 6, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In