• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Friday, March 5, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Xukuumadda Soomaaliya oo baaq u dirtay madaxda maamul goboleedyada dalka

October 22, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Federalka Soomaaliya oo rajo wanaagsan ka qabta in madaxda maamul goboleedyada ay heshiiyaan ayaa hadane qorshaha waxaa soo ifbaxaya baaqyada xal raadinta ee ka imaanaya xukuumadda Federalka Soomaaliya.

8-ii September 2018 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxa uu gogol heshii siin ah u fidiyay madaxda maamul goboleedyada dalka walow la qaaday shirkaasi.

Wasaaradda arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay ku sheegtay gogoshii uu fidiyay madaxweynaha Soomaaliya in weli ay sideedii tahay, islamarkaana dowladda federaalka ay diyaar u tahay inay dhageysato kana garawdo wixii cabashooyin iyo tabashooyin ee jira.

Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa waxa ay markale ku baaqday in doorashooyinka baarlamaanada iyo madaxda maamul goboleedyada ay ku qabsoomaan waqtigii loogu tala galay, una dhacaan si daah-furnaan oo waafaqsan dastuurka iyo shuruucda dalka.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Bankiga Dhexe oo ka hor yimid diidmada lacagta 50$ amarna siiyay Bankiyada dalka

Bankiga Dhexe oo go’aan ka soo saaray diidmada lacagta 50$

March 4, 2021
Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

March 4, 2021
Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

March 4, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In