Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Guddi Wasiir ah oo ka kooban afar xubnood kuwaasoo Aqalka sare kala shaqeeya xalinta cabashooyinka maamul Goboleedyada.
Wasiirada ayaa ka kooban afar xubnood oo toos Aqalka Sare kala shaqeyn doono sidii loo heshii siin lahaa Dowladda Dhexe iyo kuwa goboleedyada.
Akhriso: Wareegtada