• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, March 1, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Real Madrid oo ka walaacsan kulanka Barcelona

October 24, 2018
in Ciyaaraha
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Tababare Lopetegui oo xalay guul ku hogaamiyay kooxdiisa Real Madrid ayaa helaya war wanaagsan ka hor kulanka El-Clasico.

Daafaca reer Brazil ee Marcelo ayaa xalay dhaawac looga saaray garoonka, waxaana durba soo baxay warar sheegaya inuu seegayo kulanka El-Clasico.

Mundo Deportivo ayaa daaha ka qaaday in Marcelo uu taam u yahay kulanka axada ay Real Madrid u martin doonto Barcelona

Wargayska ayaa sheegay in ilawareedyo aad ugu dhaw Real Madrid ay u xaqiijiyeen in Marcelo uu si buuxda taam ugu yahay kulankaas.

Lama hubo laacibka tababare Lopetegui uu ka ciyaarsiinayo daafac midig kulanka Barcelona maadaama Carvajal uu wali qabo dhaawac, waxaana loo badinayaa in Alvaro Odriozola uu ka ciyaari doono booskaas.

Varane oo keydka la fariisiyay xalay ayaa ku soo laabanaya safka hore isaga iyo Ramos ayaana ka ciyaaraya daafaca dhexe, halka Marcelo uu ilaashan doono booskiisa.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Kenya oo ka hadashay inay ka qeybgaleyso dhageysiga dacwadda badda iyo inkale

ICJ oo ku dhawaaqday xiliga ay dhaceyso dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya

March 1, 2021
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

March 1, 2021
Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

March 1, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In