• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, March 2, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo baaq nabadeed u diray beelo Soomaaliyeed

October 24, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Mudanayaasha Baarlamaanka Federalka Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga haa ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxa ay kaga wada hadleen dagaal beeleedka ka socda Deegaanka Dhumay ee Gobalka Sool.

Kulanka mudanayaasha Baarlamaanka waxaa shir gudoominayay Maxamed Mursal sheikh Cabdiraxmaan  oo ah gudoomiyaha BF  waxaana uu dhalinyarada,isimada, iyo waxgaradka kasoo jeedo beelaha dirirtu ku dhexmarayso ugu baaqay in ay kaalin mug leh ka qaataan joojinta dagaalkaasi.

Shalay ayey ahey markii Ra’isul wasaare Kheyre oo ku baaqay in la joojiyo colaada ka taagan deegaanka Dhumay, waxaana baaq mid kaas lamid ah uu ka soobaxay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Dagaalkaani beelaha walaalaha ah ku dhexmaraayey maalmahaan deegaanka Dhumay ee Gobalka Sool ayaa sababay dhimasho fara badan iyo dhaawac iyadoo dhaawacyada ku waxyeeloobay dagaal beleedkaani loola cararay Magaalada Laas-caanood.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Kenya oo ka hadashay inay ka qeybgaleyso dhageysiga dacwadda badda iyo inkale

ICJ oo ku dhawaaqday xiliga ay dhaceyso dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya

March 1, 2021
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

March 1, 2021
Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

March 1, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In