• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, February 27, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo kulan la qaatay Axmad Madoobe

October 30, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hogaamiyaha maamulka Jubbaland Axmad Maxamed Islaam ayaa qaabilay wafdi uu hogaamiyo wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay u soo magacowday Soomaaliya Nicholas Haysom.

Wafdiga oo Muqdisho ka soobaxay waxaa wehlinaya Wakiilka Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya  Amb. Francisco Madiera waxaana kulanka lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose.

Ujeedada safarka labada Wakiil ayaa salka ku heysa arrimaha khilaafka dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada oo xilligan u muuqda mid xalintiisa ay ku baxday Beesha Caalamka, kaddib muddo xal loo la’aa.

Kulanka oo ahaa mid  albaabada u xiran  yahay waxa uu ka dhacay Madaxtooyada Jubbalanad lamina oga ilaa imika waxa ka soobaxay.

 

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Daljirka Dahsoon

Wararkii ugu danbeeyey Magaalada Muqdisho

February 25, 2021
Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

February 19, 2021
Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

February 19, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In