Guddiga doorashada maamulka Koofur Galbeed oo kulan yeeshay ayaa waxa ay soo saareen qaabkii ay u dhici laheyd doorashada madaxtinimo ee maamulkasi oo bishan November bilaaban doonta.
Habraaca loo dooran doono madaxweynaha cusub ee Koofur Galbeed ayey soo bandhigeen guddiga doorashada Koofur Galbeed, waxaana ay shaaciyeen jadwalka doorashada loo mari doono.
Halkaan hoose ka akhriso jawdalka ay soo saareen Gudiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.