• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, March 2, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo gaaray magaalada Baydhabo

October 31, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom iyo saraakiil ka socota Midowga Africa ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka koofur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magaalada Baydhabo kula kulmay mas’uuliyiinta waxaana ay kawada hadleen khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka ah iyo dowlad Goboleedyada.

Intii uu kulanka socday  waxa ay kawada hadleen doorashada Madaxtinimada ee bisha soo socota ka dhaceysa degaannada Koofur Galbeed.

Waa booqashadii labaad uu Danjire Nicholas ku tago maamul goboleed Soomaaliyeed maalin  ka hor ayay gaareen magaalada Kismaayo Wakiillada Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika Waxaana ay wali waddaan dhexdhexaadinta dowladda dhexe iyo dowlad Goboleedyada.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Kenya oo ka hadashay inay ka qeybgaleyso dhageysiga dacwadda badda iyo inkale

ICJ oo ku dhawaaqday xiliga ay dhaceyso dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya

March 1, 2021
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

March 1, 2021
Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

March 1, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In