• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, March 1, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta kulan yeeshay

October 31, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Kulanka 20-aad kalfadhiga 4-aad ee golaha shacabka oo ay goobjoog ahaayeen 141 xildhibaan ayaa waxaa shir guddoominaayay guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka mudane Mahad Cabdalla Cawad waxaana mar kale looga dooday wax ka badalka xeer hoosaadka golaha shacabka.

141 xildhibaan ayaa maanta goobjoog ka aheyd kulanka 20-aad kalfadhiga 4-aad ee golaha shacabka, waxaana shir gudoominayay guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka mudane Mahad Cabdalla Cawad.

Waxaa kulanka maanta looga hadlay wax ka badalka xeer hoosaadka golaha shacabka, waxaana kamid ahaa waxyaabaha ay ka doodeen    ilaalada madaxda imaaneysa xarunta golaha shacabka iyo hubka ay wataan, sidoo kale waxaa looga dooday  qodob ka hadlaayay waqtiga ay qaadaneyso saxiixa madaxweynaha ee la xiriira hindise sharciyeedyada loo gudbiyo iyo waqtiga xukuumadda ku soo gudbin karto hindise sharciyeed.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa sheegay in xildhibaanada loogu baahan yahay iney si taxadar leh u aqriyaan dhamaan xeer hoosaadka golaha shacabka.

“Waxaa soo jeedinayaa in qodob qodob loo soo aqriyo xeer hoosaadka maadaama uu muhiim u yahay howlaha golaha, waxa idiinka codsanaya mudanayaal inad guddiga kala shaqeysaan sidii loo soo saari lahaa xeer hoosaad muhiim noo wada ah”. ayuu yiri guddoomiye Mahad.

Ugu dambeyn Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka mudane Mahad Cabdalla Cawad oo kulanka soo xeray ayaa sheegay in dooda xildhibaanada ay sii socon doonto.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Wasiiradda Caafimaadka oo ka hadashay soo laba kacleynta COVID-19 iyo warar been ah oo laga faafiyay

Wasiiradda Caafimaadka oo soo jeedisay in dalka la geliyo Bandow iyo in la mamnuuco duulimaadyada

March 1, 2021
Dowladda Uganda oo Soomaaliya u soo direysa Askar howlgab ah

Soomaaliya oo loo soo diray ciidan howlgalb ah

March 1, 2021
Sawirro: Saraakiisha Guutada 14-ka October oo loo bilaabay tababar la xiriira khatarta miinooyinka

Sawirro: Saraakiisha Guutada 14-ka October oo loo bilaabay tababar la xiriira khatarta miinooyinka

March 1, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In