• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 20, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Sections

Ciidanka Dowladda oo Gaaray Duleedka Degmada Jamaame

November 2, 2018
in Sections
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Jamaame (Bandhiga) – Cutubyo ka tirsan ciidanka xooga dalka ayaa gaaray duleedka magaalada Jamaame ee gobolka Jubada Dhexe, halkaasi oo ay doonayaan inay kala wareegayaan dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Ciidamadaan oo isugu jira Daraawiishta maamulka Jubbaland iyo kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa howlgalkaan balaaran waxay wadaan maalintii labaad xili uu soo bilowday shalay oo Khamiis ahayd.

Sareeye Guuto, Aadan Maxamuud Ibraahim [Aadan Goojaar], taliyaha ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa wuxuu sheegay in howlgalkii shalay ay ku dileen Tobban kamid ah xoogaga Al-Shabaab.

Taliyaha ayaa shaaca ka qaaday in maalmaha soo socda ay qorshaynayaa inay dib uqabsadaan magaalada Jamaame oo in ka badan tobbankii sano ee lasoo dhaafay ay gacanta ku hayso kooxda dagaalka kula jirta dowlada.

Dhinaca kale, ma jiro war rasmi ah oo ay Al-Shabaab uga jawaabayso hadalka kasoo yeeray taliska ciidamada Jubbaland, oo ku aadan dhaqdhaqaaqyadda ay wadaan iyo dilka xubnaha Shabaabka ahaa.

Deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka dalka waxaa ka soconaya Guluf balaaran oo ka dhan ah Al-Shabaab, kaasi oo ujeedkiisu yahay in kahor inta aysan AMISOM ka bixin dalka sanadka 2022-da guud ahaan maamulka dalka lagu soo celiyo gacanta dowlada.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Ciidamada dowladda oo howlgallo qorsheysan kula wareegay deegaano ay heysteen AL SHABAAB

Ciidamada dowladda oo howlgallo qorsheysan kula wareegay deegaano ay heysteen Al Shabaab

January 20, 2021
Beesha Caalamka oo sheegtay iney ka shaqeyneyso isu soo dhawaanshaha saamileyda siyaasadda Soomaaliya

C6+ oo sheegtay iney ka shaqeyneyso isu soo dhawaanshaha saamileyda siyaasadda Soomaaliya

January 20, 2021
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In