• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, March 1, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Maxkamadda Gobalka Banaadir oo xukuntay mas’uuliyiin musuq-maasuq lagu helay

November 4, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dacwad la xiriirta musuq maasuq oo loo heystay mas’uuliyiin ka tirsan Waaxda Canshuuraha ee dekada Muqdisho iyo Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ayaa la soo gabagabeeyay.

Maxkamada Gobolka Banaadir oo kiiskan uu hor yiilay ayaa waxa ay xukun ku riday Maamulihii hore ee  Furdada Xamar Axmed C/llaahi Samow iyo xubno kale oo la shaqeynayey oo gaaraya 8 Xubnood, kuwaa oo maxkamddu sheegto in lagu helay musuq-maasuq.

Maamulihii hore ee  Furdada Xamar Axmed C/llaahi Samow iyo xubno kale oo la shaqeynayey ayaa mid kiiba waxaa lagu xukumay min Saddex sano oo Xabsi ah halka lasii daayay 2 kale oo ay ka mid tahay Haweeney ku xigeen ka aheyd waaxda Canshuuraha  ee dekada Muqdisho sida uu sheegay Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir.

Dhinaca kale Waxaa Maxkamadu min Saddex Sano iyo Saddex biloo oo Xabsi ah  ku riday agaasime waaxeedkii Wasaaradda gargaarka iyo Musiibooyinka Daahir Maamed Nuur iyo nin kale oo lagu magacaabo Mohamed Cumar.

Waa markii labaad oo xukun lagu rido mas’uuliyiin katirsan dowladda oo musuq maasuq lagu helay.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Kenya oo ka hadashay inay ka qeybgaleyso dhageysiga dacwadda badda iyo inkale

ICJ oo ku dhawaaqday xiliga ay dhaceyso dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya

March 1, 2021
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

March 1, 2021
Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

March 1, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In