• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Friday, March 5, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Turkiga iyo Mareykanka oo ku dhawaaqay iney qaadaan cunuqabateyntii ay isku soo rageen

November 4, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Turkiga iyo Maraykanka ayaa waxa uu midba midka kale ku dhawaaqay si isku mar ah cunoqabatayntii labada dhinac oo ay isku soo rogeen bishii August,taasoo sababtay in lacagta Liraah ee Turkiga  ay kor u kacdo marka la barbardhigo dollar ka.

Wasaaradda arrimaha dibedda ee Maraykanka ayaa ku dhawaaqday inay qaaday cunaqabatayntii ay kusoo rogtay wasiiradda arrimaha gudaha iyo Caddaaladda ee dalka Turkey.

Taa badilkeeda afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkey ayaa ku dhawaaqay in Turkey ay qaadday cunaqabateyntii ay kusoo rogtay wasiirada caddaaladda ee Mareykanka Jeff Sessions iyo Nabadsugida Gudaha Christine Nielsen iyada oo la is-waafajinayo.

Waxa afhayeenkan uu tilmaamay in Turkey ay kusoo rogtay cunaqabateynta labadan wasiiro ee Maraykanka ka ah iyada oo kaga jawaabaysa mid lamid ah tallbaadii Mareykanka ee qaaday 1-dii August ee la soo dhaafay.

Waxa isla markii la qaaday cunaqabateyntan la sheegay kor u kacday lacagta Lira ah ee Turkey heerkii ugu sareeyay ku dhawaad  3 bilood marka la barbar dhigo doller-ka, waxaana ay ka soo reysay 1.7% iyado oo gaartay 5.4200 lira marka la barbardhigo doller-ka.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Bankiga Dhexe oo ka hor yimid diidmada lacagta 50$ amarna siiyay Bankiyada dalka

Bankiga Dhexe oo go’aan ka soo saaray diidmada lacagta 50$

March 4, 2021
Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

March 4, 2021
Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

March 4, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In