• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, March 8, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Waa kuma kabtanka cusub ee kooxda Chelsea oo la magacaabay?

November 4, 2018
in Ciyaaraha
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea, Maurizio Sarri ayaa ugu dambayn go’aan ka gaadhay kabtanka rasmiga ah ee kooxdiisa u xidhan doona calaamadda masuulka garoonka dhexdiisa xili ciyaareedkan.

Sarri oo bishii July loo magacaabay tababaraha ayaa ay waqti ku qaadatay inuu go’aan ka gaaro kabtanka uu u xulanayo hoggaaminta kooxda, taas oo inta badan xili ciyaareedkan uu xirnaa laacibka reer Spain ee Cesar Azpilicueta, hase yeeshee aan hadda kusoo bixin doorashada koowaad ee Sarri.

Eden Hazard oo ay kooxdu ka rajaynayso inuu heshiis cusub u saxeexo ayaan la siinin fursad uu ku xirto calaamadda kabtanimada oo uu dareemi lahaa door masuulnimo iyo xil cusub.

Tababare Maurizio Sarri waxa uu dib usoo celiyey difaaca ruug-caddaaga ah ee Garry Cahill oo xili ciyaareedkii horena ahaa balse inta badan xili ciyaareedkan maqnaa.

Tababaruhu waxa uu sheegay in kabtankiisa koowaad uu yahay Cahill hase yeeshee marka uu maqan yahay uu calaamad-sharafta xidhan doono difaaca reer Spain ee Cesar Azpilicueta.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)

Muxuu isku casiley Wasiirka Arimaha Dibbed Soomaliland?

March 7, 2021
Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

March 6, 2021
Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

March 6, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In