• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, January 16, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Shariif Xasan maka hari doonaa doorashada maamulka Koofur Galbeed?

November 5, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Warbaahinta Bandhiga Media ayaa heshay xog faahfaahsan oo ku saabsan inuu Shariif Xasan go’aansaday inuu isaga haro Doorashada Koonfur Galbeed kadib cadaadis xoog leh oo soo fuulay.

Hadal heynta ah inuu Shariif Xasan Shiikh Aadan xilkaan iska casili doono ayaa tan iyo Shalay ka socotay Magaalada Baydhabo waxayna haddana u muuqataa inay tahay arrin dhab ah oo dhici karta.

Shariif Xasan ayaa la tilmaamay in uu kulan u socday maalmihii la soo dhaafay Mukhtaar Roobow oo kamid ah musharixiinta madaxtinimo ee maamulka Koofur Galbeed waxaana ay kawada hadleen xaaladaha jira iyo masiirka maamulka Koofur Galbeed sida warar lagu kalsoonaan karo ay sheegeen, balse si cad looma oga waxa uu ku saabsanaa kulankooda.

Xildhibaanada taageersan Shariif Xasan ayaa soo jeediyey inay Guddiga doorashada ku qanciyaan in dib loo dhigo waqtiga Doorashada oo ah 17 Bishaan balse 15 kamid ah Xubnaha Guddiga ayaa arrintaas ka hor imaaday.

Shariif Xasan ayaa la filayaa inuu Maalinta Berri ah ka dhoofo Magaalada Baydhabo isagoo ku wajahan Magaalada Nairobi ee Xarunta Kenya.

Wixii warar ah ee ku soo kordha kala soco www.Bandhigamedia.com

 

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

January 16, 2021
Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

January 16, 2021
Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

January 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In