• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 20, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Weerar khasaaro dhaliyay oo ka dhacay Marinka Gaza

November 12, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

7 qof oo reer Falastiin ah iyo askari Isra’iili ah ayaa ku dhintay weerar qarsoodi ah oo ay xalay ku qaadeen ciidamada Israel deegaanka Khan Yunis ee ka tirsan Marinka Gaza.

Koox ka tirsan ciidamada khaaska ah ee Israel oo watay gaadiid ayaa la sheegay in ay gudaha u galeen 3km marinka Gaza iyagoo weerarkooda la beegsaday mid kamid ah hogaamiyayaasha militari ee ururka Xamaas oo lagu dilay weerarkii xalay.

Nuur Baraka oo ahaa 37 sano jir hogaamin jiray ciidamada Al Qassam ee Xamaas ayaa la sheegay in lagu dilay weerarkan kadib iska horimaad dhexmaray isaga iyo ciidamada komandooska Israel.

Weerarkan ayaa sidoo kale lagu dilay sarkaal ka tirsan ciidamada komandooska Israel oo weerarkaasi fuliyey, kuwaasi oo dib uga baxsaday goobta iyagoo taageero ka helay diyaaradaha dagaalka ee Israel.

Kadib weerarkan ayey dhowr gantaal oo laga soo tuuray Gaza kusoo dhaceen dhulka ay Israel maamusho, walow duqeyntaasi aysan geysan wax khasaaro ah.

Hawlgalkan ayey Israel kusoo beegtay xili xukuumada Maraykanka ee Donald Trump sheegtay inay ku dhawaaqi doonto qorshe cusub oo lagu heshiisiinayo Falastiiniyiinta iyo Israel, balse qorshahaasi ayey horey u diideen Falastiin oo sheegtay in Maraykanka uusan dhex dhexaad ka ahayn arrintan.

Bilihii lasoo dhaafay ayey xaduuda Gaza iyo dhulka la heysto ka socdeen banaanbaxyo ay shacabka Falastiin doonayaan inay dhulkooda dib uga noqdaan isla markaana la qaado xayiraada Gaza saaran, mudaharaadyadaasi oo ay ciidamada Israel ku dileen in ka badan 200 Falastiiniyiin aan hubeysneyn oo kacdoonkaasi ka qeyb qaadanayey.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Beesha Caalamka oo sheegtay iney ka shaqeyneyso isu soo dhawaanshaha saamileyda siyaasadda Soomaaliya

C6+ oo sheegtay iney ka shaqeyneyso isu soo dhawaanshaha saamileyda siyaasadda Soomaaliya

January 20, 2021
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In